DHAGEYSO: Somaliland Oo Ku Jeedsatay Imaaraadka Carabta Ugana Baxday Heshiiskii Ahaa…


Wasiirka arimaha dibada ee maamulka somaliland ayaa sheegay in wax kajirin wararka sheegya in saldhig ciidan Imaraadka carabta kasameysanaayo magaalada Berbera.

Somaliland ayaa sheegtay in oo jirin heshiis dhex maray ayaga iyo Imaraadka waxaana oo sheegay in arintaasi siweyn loo eego.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA

Wasiirka Arrimaha dibada Maamulka Somaliland Sacad Cali Shirre ayaa sheegay in Somaliland ay taqaano danteeda isla markaana aysan jirin wax heshiis ah oo ay kala saxiixdeen dowladda Imaaraadka Carabta.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Hal Jawaab : DHAGEYSO: Somaliland Oo Ku Jeedsatay Imaaraadka Carabta Ugana Baxday Heshiiskii Ahaa…

  1. Mukhtar cali iid says:

    Badweyn waab idin salaamay M/w farmaajo waxaan kula talinayaa inuu r/wasaaraha kusoo xusho aqoon,karti,wadaniyad ee aanu H/gidirtan is bar bar yaacaysa dheg u dhigin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM