Dhageyso: Puntland oo Afka furatay”Somaliland dhul ayeey Xoog nooga heysataa..”


Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa si kulul uga hadlay Heshiiskii hordhaca ahaa ee ay Somaliland iyo Khaatuma ku wada gaareen dalka Jabuuti.

Cabdi Xakiim Cabdulaahi Cumar oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay Khaatuma iyo Somaliland ay joogaan dhul ay leedahay Puntland ,islamarkaana aysan jirin heshiis ay gaari karaan.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Sidoo kale Madaxweyne ku xigeenka ayaa weeraray Cali Khaliif Galeyr oo uu sheegay in uusan haysan dad taageersan ,islamarkaana loo diiday dhawaan in uu ka duulo garoonka Magaalada Buuhoodle.

Dastuurka Punland ayuu sheegay in ay ku qoran tahay in ay leeyihiin qeybo ka mid ah dhulka Somaliland.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Hal Jawaab : Dhageyso: Puntland oo Afka furatay”Somaliland dhul ayeey Xoog nooga heysataa..”

  1. axmed says:

    Somaliland baad maqashay waa Xagee, war Somaliya ayaa loo yaqaan Somaliland, dhul ay leeyihiina malaha, Hantidii qarana wey gateen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM