Dhageyso: Musharaxiinta Raba in ay Codadka ku iibsadaan Xaruunta Doorashada oo halis ku jira…


Guddiga la dagaalanka musuq maasuq lagu sameeyo doorashada madaxweynaha oo dhawaan uu magacaabay baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta qodobo dhowr ah ka soo saaray magaalada Muqdisho.

Qodobadaa ayaa waxaa ka mid ah ahaa inay xadidadyaan dhaqdhaqaaqa xarunta doorashada, ilaalinta xalaalnimada habka codeynta iyo inay sheegi doonaan xildhibaankii ay ku helaan inuu laaluush ku iibsaday codkiisa.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Arrintan ayaa imaneysa ayada oo ay jiraan tuhunno ku saabsan in musharaxiinta qaar ay lacag u yaboohayaan codadka xildhibaanada labada Aqal ee baarlamanka Soomaaliya.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM