Dhageyso:Musharaxa Xilka M/weyne ku heysta C/kariin Guulleed oo Fariin Kulul diray…


Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo kamid ahaa xildhibaanadi hore balse kursigaas looga guuleystay hadana utaagan musharixnimada maamulka Galmudug ayaa sheegay in cabsi xoogan oo ka qabin in laga soo celsho hawada sare magaalada cadaado kadib markii shalay xildhibaano iyo gudoomiye kuxigeenka maamulkaas laga soo celshay hawada sare ee degmada Cadaado.

Musharax xaaf ayaa ku tilmaamay mid sharci daro ah in xildhibaano shaqadii udirsadeyn shacabkooda in la hor istaago waxaana oo sheegay in haatan socoto qaban qaabada lagu soo dhisaayo dowlad cusub ee maamulkaas yeesho.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Qaban qaabada doorashada madaxweynaha ee Galmudug ayaa ka socoto magaalada Cadaado waxaana guddiga doorasho ee maamulku ay sheegeen in laqabanyo 19-ka Bishaan oo ay dooran doonaan madaxweyne iyadoo wali Cabdikariin Xuseen Guuleed uu diidanyahay Go’aanka xildhibaanada ee xilka qaadista waxaana jiraa siyaasado isdiidan oo ka dhaxjira maamulka haatan ee Galmudug.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM