Dhageyso: Jawaari oo oo ka hadlay Risaasta ay Ridayaan Ciidanka ee Dabaal-daga ah…


Markii la Ogaaday in Farmaajo noqday M/weynaha Cusub ee Soomaaliya Xalay Muqdisho waxaa la riday Rasaas aad u fara badan, taas oo markii hore ay dad u maleynayeen Dagaal toos ah, balse ay aheyd oo keliya Dabaaldeg, waxaana wadooyinka Muqdisho isugu soo baxay shacab aad u fara badan, taas oo sababtay in la kala garan waayo Ciidamada iyo dadka rayidka ah.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) oo shacabka kala halay Warbaahinta ayaa ku baaqay in xaalada la dejiyo si Rasaasta Ciidamada ay ridayaan aysan u geysan waxyeelo, isagoo sidoo kale aad u amaanay Ciidanka Ammaanka, oo ka hortagay in ay dhacdo Arbushaad xilliga Doorashada.

Sidoo kale Guddoomiye Jawaari ayaa Ciidanka ku dhiira geliyay qaabka ay amniga u sugayaan, isagoo sidoo kale ugu baaqay in ay adkeeyaan amniga, wixii hada ka dambeeyana ay nolosha noqon doonto mid caadi ah.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM