DHAGEYSO: Heshiis ay gashay S/land oo Muujinaya inysan Somalia ka go’in


Gudoomiyaha barlamaanka somaliland Ahmed Ciro ayaa sheegay heshiiskii ay meelmariyeen labada gole ayaa sheegayn in oo dhigeyn in somaliland ka go’day somaliya inteeda kale.

Ahmed ciro ayaa sheegaya in heshiiskaas oo dhigaayo in soomaaliya qeyb kamid ah heshiis lagalayaa dowlada Imaraadka Carabta waxaana oo sheegay in arintaasi fool xumo kutahay dowlada Axmed Silaanyo.

HALAKAN KADHAGEYSO XOGTA

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Somaliland ayaa shalay Meelmariyay heshiis dowladda Imaaraadka carabta u ogolaanaya in ay Saldhig Ciidan ay ka furato Magaalada Berbera.

Ansixinta Heshiiskaasi waxaa si weyn uga soo horjeestay qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliland.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Hal Jawaab : DHAGEYSO: Heshiis ay gashay S/land oo Muujinaya inysan Somalia ka go’in

  1. axmed says:

    Somaliland, waxa aduunku u yaqaan dhulkii Somaliya, Somaliya nafdeeda ayaa loo yaqaan, Huuhaada ay dadka ku qaldayaan ha dhegeysan, Dowladna ma noqon karaan, dhulka ay deganyihiin ee maalinba meel ay gadayaan ,waa in Dowlada Somaliyeed ka hadashaa, dakaan Masuul ma noqon karaan, Beertii Dowlada ee Maxamaed Siyaad sameeyey ayey Gateen Airporadii ayey gateen, Skooladii ayey Gateen, war dad jira ma aha.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM