DHAGEYSO: Farmaajo Oo Caqabado Kala Kulmi Doona Maamul Goboleedyada Dalka


Korneel Maxamed Ismaaciil Shuuke oo ah qabiir dhinaca Milatariga islamrakaana wax badan kala socda xaalada siyaasadeed ee dalka iyo isbadalada dhacaya ayaa sheegay inay suura gal tahay in madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay caaqabado kagayimaan maamul goboleydyada kajira dalka oo ay hiragalisay dowladii hore ee madaxweyna Xassan.

Korneelka ayaa faahfaahiyey caqbadaha imaan kara iyo waxa ay yihiin oo uu tilmaamay in maamul gobaleedyada loo sameeyey qaab qabiil ahaan oo wali qabaa’iladu qaar ay tabasho ka yihiin maamul gobaleedyadu taasina ay tahay dhibaato xalkeeda uga baahan madaxweynaha cusub ee Farmaajo.

 

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Hal Jawaab : DHAGEYSO: Farmaajo Oo Caqabado Kala Kulmi Doona Maamul Goboleedyada Dalka

  1. axmed says:

    Waxaasi ma jiraan,idinku ma dooneysaan in eynu wax qasano, Maamul goboleedku ma aha dowladkale oo Somali ah. arrintu waa in dastuurka la qeexaa, Farmaajio wuxuu ka soo shaqeeyey dhul maamul Goboleedya ka shaqeeyaan, waana aduunka oo dhan. Dastuurka ayaa qeexaya , Maamul goboleedka awoodiisa ,waxa loo ogol yahay, waa in Dastuurkii uu laabay Garguurte la soo celiyaa , Wax is qabanaya ma laha, inaka daaya xaalada aad abuureysaan , Ilaahey ka baqa, wadankaan dadkiisa wey dhibaateysan yihiin ,wax in la toosiyaa la rabaa, haddii aynaan wadajir wax u toosin waa dhibaato.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM