Dhageyso: FARMAAJO oo 6-dii Qodob ee Xasan sh, ku Badalay 4-qodob oo Muhiim ah…[WAREYSI]


Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) Madaxweynaha cusub ee Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay qorshihiisa iyo arrimaha horyaalla dowladda loo doortay.

Wareysi uu siiyay Idaacadda VOA-da ayuu ku sheegay inuu soo dhoweynayo dabaaldegii shacabka iyo sidii ay u soo dhoweeyeen doorashadiisa, balse wuxuu sheegay in hadda la galay shaqo oo uu dhammaatay dabaaldegii.

Wuxuu ka hadlay qorshaha uu ku howlgeli doono 100-ka maalmood ee ugu horeeya, taasoo ka bilaaban doonta magacaabidda Ra’iisal wasaaraha, wuxuuna caddeeyay inuu wato qorshe salkiisu yahay afar qodob oo ay ugu horeyso IS-AAMINAAD.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM