DHAGEYSO: Cali Xaaji Warsame oo kashifay sirtii doorashada Farmaajo & Ceebtii raacday maamul Goboleedyada


Musharaxii xilka Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Cali Xaaji Warsame oo looga guuleystay doorashada ayaa eedeyn u jeediyay madaxda maamul goboleedka Puntland.

Isagoo wareysi siiyay Warbaahinta SBC ayaa Sheegay in doorasho wanaagsan ay dhacday, basle Caqabado Badan ay Soo martay, wuxuuna caddeeyay in doorashadaasi ka turjumeyso, dareenka iyo rabitaankii Shacabka Soomaliyeed, oo Xiligan doonaya Hogaan Wanaagsan Oo Daacad ah.

HALKAAN KADHAGEYSO XOGTA

 

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM