(DHAGAYSO) AlShabaab oo war kasoo saartay dagaalkii Camaara & Ciidamada oo….


Kooxda AlShabaab ayaa war kasoo saartay dagaal maanta ka dhacay deegaano ku dhow magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug.

Dagaalkan ayaa ka danbeeyay kadib markii ciidamada Galmudug State ay weerar qorsheysan ku qaadeen deegaanadaas oo ay AlShabaab ku sugnaayeen.

Gudoomiyaha Kooxda AlShabaab ee gobolka Mudug Sheekh Cabdilqaadir abu Cadnaan ayaa sheegay iney askar badan ay ka dileen ciidamada Galmudug iyo Puntland oo ay la socdeen ciidamo cadaan ah sida uu hadalka udhigay

RIIX HALKAN: DHAGAYSO WAREYSIGA

Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaanan wax war ah kasoo saarin dagaalkaas xili ay sidoo kale jiraan xiisado iyo abaabulo dagaal

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM