DF Somalia oo Hal Arin u Joojisay Duulimaadyadii Garoonka Aadan Cadde…


Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Maalinta Arbacadda ah ee socota Magaalada Muqdisho aysan kasoo degi doonaan wax diyaarado ah.

Wasaarada Duulista Hawada dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in duulimaadyadii imaan jiray Muqdisho la joojiyay 22-ka Bishaan Sababo la xariira Caleema Saarka Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

22-ka Bishaan oo ku beegan Arbacadda soo socota ayaa lagu wadaa in Magaalada Muqdisho ay ka dhacdo Caleema saarka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM