DEGDEG: Xildhibaano Badan Oo Ka Soo Laabtay Hoolka Doorashada..[Maxaa Cusub?]


Xildhiibaano ay tiradoodu kor u dhafeyso Tobaneeyo ayaa dib uga soo laabtay xarunta ay ka dhaceyso doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee Efesyooni.

Qaar ka mida xildhibaanada ayaa sheegay in ay u baqeen amnigooda isla kaana ay taasi dhalisay in ay ka soo laabtaan xarunta doorashada madaxweynaha lagu qabanayo.

Dhinaca kalana waxa ay eedeen ay u jeediyeen ciidamada AMISOM oo ay sheegeen inanay ula dhaqmin si wanaagsan isla markaana ay ku dareen dad iyagu ka qeybgelaya doorashada oo ay cadeyeen in aysan aqoon halka ay ka yimadeen.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM