DEG DEG+SAWIR: Taliyahii Ciidanka X.D.S ee Qeybta 21-aad oo Geeriyooday…


War degdeg ah oo hada nasoo gaaray ayaa sheegaya in geeriyooday Taliyihii Ciidamada Xooga Dalka Gaar ahaan Taliyaha Guutada 21aad oo fadhigoodu yahay Gobolada Dhexe ee dalka waxaana Faah faahin laga helayaa geeridiisa.

Murxuum Cabdi Yuusuf Maxamed “Cabdi Faataxo” ayaa ku geeriyooday Magaalada Copenhagen ee Dalka Denmark Halkaas oo mudooyinkii u dambeeyay uu ku xanuusanayey. waxaana noo xaqiijiyay Qaar ka mid ah Ehelada Marxuumka.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM