DEG DEG:Mid kamid ah gudoomiyaasha degmooyinka gobolka banaadir oo caawa ku geeriyooday Muqdisho


Sida ay sheegayan wararka nooga imanaayo degmada xamarweyne ee gobolka banaadir ayaa sheegaya in halkaas oo ku geeriyooday gudoomiyihii degmadaas.

AUN Gardhuub ayaa Maanta waxaa ku soo booday dhiig kar sida ay inoo xaqiijiyeen Eheladiisa kaas oo la dhigay mid ka mid ah isbitaalada Muqdisho.

Caawa ayaan ala xaqiijiyay in uu geeriyooday Masuulkaasi, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa ka tacsiyadeyay Geeriada Gardhuub.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM