DEG DEG:Dhoola tus qado siyaasadeed oo hada Musharixiinta kabilaabayn Hotelada Muqdisho


Waxa haatan magaalada muqdisho kasocda dhoola tus qado  siyaasadeed kuwaasi oo musharixiinta isbadal doonka ah iyo waliba madaxweyne Xasan Sheekh Usameynayaan xildhibaanada lagu wado in maalinimada beri ah soo doortaan madaxweynaha soo socda dalka soomaaliya.

Waxaa jiri doona kulamo qado ah oo ay yeelanayaan Musharaxiinta iyo Xildhibaanada, waa kulamo aan loo kala kici doono, Musharax walbana waxaa uu doonayaa inuu xaqiiqsado taageeridiisa ka hor doorashada berri.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM