DEG DEG+Akhriso: Natiijada Codadka ay kala heleyn Wareega 2-aad Farmaajo, Xasan sh, & Sh.Shariif…


Waxaa haatan lasoo gaba gabeeyay tirinta codadkii xildhibaanada barlamaanka Soomaaliya, waxaana ay ku dhawaanayaan iney taariikh cusub sameeyaan.

Musharaxa Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa wacdaro ka dhigay tirinta codadka isagoo noqday musharaxa helay codadka ugu badan.

Farmaajo ayaa helay codad gaaraya 184 cod isagoo usoo gudbay wareega xiga

Waxaa kaalinta labaad kusoo baxay Madaxweynaha xilkiisu dhamaaday ee Xasan Sh Maxamuud kaas oo isna helay codad dhan 97 cod.

Musharaxa codadka ugu hooseeya helay ayaa ahaa Sh Shariif Sh Axmed kaas oo helay codad gaaraya 45 cod .

Waxaa haatan loo gudbayaa wareega xiga ee sedexaad oo ay isugu soo hareen labada musharax ee Farmaajo iyo Xasan Sh Maxamuud.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM