DEG DEG: Xaruun lagu daawanayay Doorashada M/weynaha Somalia oo la Qarxiyay…


Bambo ayaa Goor dhow lagu tuuray Maqaayad ku taalla Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ,waxaana la sheegay in Maqaayadda ay Dadku ka daawanayeen Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo ka socota Magaalada Muqdisho.

Labo Qof ayaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen Bam Gacmeedka lagu soo tuuray Goobta laga daawanayay Doorashada.

Ciidamada Ammaanka Magaalada Baledweyne oo halkaas tagay ayaa Baaritaano Xoog leh ka sameeyay Xaafadda ay ku taallo Maqaayadda Weerarka lagu qaaday.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM