DEG DEG: Wareega 2-aad ee Doorashada M/weynaha oo lasoo Afjaray & Tirinta Codadka oo bilaabatay…


Waxaa lasoo gaba-gabeeyay Wareega labaad ee Doorashada Musharaxiinta Xilka M/weynaha Soomaaliya oo gaaraya ilaa sedax Musharax.

Cumar C/rashiid ayaa isku Casilay Wareega Labaad bilawgiisa waxaa wareega Labaad kusoo haray kaliya:
Xasan sheekh
Farmaajo iyo Sh.Shariif
Lasoco Natiijada Codadka Musharaxiinta ay kala heleyn.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM