DEG DEG: Wareega 2-aad ee Doorashada M/weynaha oo Hada bilaabatay…


War degdeg ah waxaa hada dib loo bilaabay Wareega 2-aad ee Doorashada waxaana ku dhawaaqay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Waxaa ku Tartamaya Doorashada M/weynaha Wareega Labaad Musharaxiin Miisaan Culus leh oo kala ah:

Xasan sheekh Maxamuud
Maxamed C/laahi Farmaajo
Sheekh Shariif Sheekh Axmed
Cumar C/rashiid Cali Sharmaake.

Wararkii Ugu dambeeyay ayaa sheegaya in musharaxiinta qaar ay isbaheysi galeyn si meesha looga saaro Xasan sheekh oo ah Musharaxa Ugu codka Badnaa Wareega 1-aad.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM