Deg Deg: Tirinta Codadka yaa ku horeeya iyadoo Xasan sheekh Xaalada ku xun tahay.


Wareega Labaad ee Doorashada M/weynaha Soomaaliya ayaa soo dhamaatay waxaana hada la tirinaayo codadka ay kala heleyn Musharaxiinta kala ah Xasan sheekh, Farmaajo iyo Sheekh Shariif.

Labada Sanduuq ee Warqadaha Codeynta lagu riday oo tiradooda ay socoto waxaa ku horeeya Musharax Farmaajo iyadoo uu kusoo xigo Xasan sheekh waxaana aad Rajada Ugu xun tahay Sheekh Shariif.

LASOCO NATIIJADA DOORASHADA:

LASOCO NATIIJADA DOORASHADA:

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM