DEG DEG: Tirinta Codadka Musharaxiinta oo lasoo Gaba-gabeeyay iyo Musharaxa u horeeya..


Waxaa lasoo gaba-gabeeyay tirinta Codadka ay heleyn Musharaxiinta Xilka M/weynaha iyadoo hal cod xitaa aysan helin Musharaxiin caan ah.

Codadka ilaa hada la Tiriyay waxaa Ugu horeeya Farmaajo, Xasan sheekh iyo Sheekh Shariif waxaana soo raaca oo kaalinta Afaraad ku jira Cumar C/rashiid iyo Saciid C/laahi Dani.

Lasoco Natiijada:

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM