DEG DEG: Risaas Culus oo Caawa ka bilaabatay Muqdisho iyadoo FARMAAJO…


Rasaas xoog leh ayaa laga maqlayaa magaalada Muqdisho iyadoo ay socoto tirinta codadka wareega labaad ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya.

Rasaasta ayaan la ogeyn inay tahay dabaaldeg ku saabsan codadka badan ee uu helayo Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo in kale.

Rasaasta ayaa ka dhaceysa xaafadaha iyo degmooyinka magaalada, waxaana kala caddeyn xaaladda.

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in ciidamada ay u dabaaldegayaan inuu Farmaajo noqdo madaxweynaha Soomaaliya, kadib markii codad badan ku hogaaminay, waxaana sii xoogeysanaya rasaasta.

Rasaasta la ridayo ayaa waxaa ku soo biiray rasaasta waaweyn ee lidka diyaaradaha, waxaana arrintan ay caddeyn u tahay taageerada balaaran oo uu heysto musharax Farmaajo.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

2 Jawaabood : DEG DEG: Risaas Culus oo Caawa ka bilaabatay Muqdisho iyadoo FARMAAJO…

  1. axmed says:

    War Hadda ha ina qaribinina, hada dhib ha inaku celinina, subxaana allah.

  2. axmed says:

    War Hadda ha ina qaribinina, hada dhib ha inaku celinina, subxaana allah. Mxaad u diidey ,waa saxwaxa aan kuu sheegayo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM