DEG DEG: Raxan Xildhibaano ah oo ka Goostay Xasan sh, & Waji Cusub oo…


iyadoo Saacado yar ka dhiman tahay Doorashada M/weynaha Cusub ee Soomaaliya ayaa waxaa iska soo daba dhacaya wararka ku saabsan xildhibaanada oo hadba dhan u wareegaya iyadoo qaar kood lasoo baxay waji cusub.

Xasan sheekh Xildhibaano la safnaa oo ka tirsan labada aqal ayaa lasoo Warinayaa in ay bilaabeyn dib u gurasho islamarkaana la saftay Musharaxiin caan ah oo mucaarad ku ah Xasan sheekh.

Xildhibaannadan ayaa la sheegay in tiro ahaan ay garayaan 50 waxaana la sheegay iney ka gadoodeen Xasan kadib markii ay ka waayeen cadad lacageed oo ay sheegteen.

Xubno kamid ah kuwa wada ololaha Xasan Sheekh ayaa la sheegay in xildhibaannadan ay is af dhaafeen taasina ay keentay in Xasan Saakay uu waayey xubno uu xalay codkooda ku tashanayey.

TOOS ULA SOCO SHABAKADA BADWEYN & WARARKA DOORASHADA:

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM