DEG DEG: M/weynihii hore ee Puntland oo Caawa Geeriyooday….


Madaxweynihii hore ee Puntland Maxamuud Muuse Xirsi Cade ayaa ku geeriyooday Magaalada Dubai ee wadanka Isutaga Imaaraatka Carabta sida ay eheladiisa ay u xaqiijiyeen Warbaahinta

Cade Muuse ayaa ka mid ahaa Mas’uuliyiinta Puntland ee sida wayn ugu soo adeegay Alle ha u Naxariisto Marxuunka,waxaa la sheegay inuu Mudooyinkii dambe Xanuunsanaa.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM