DEG DEG: Madaafiic Culus oo lagu Weeraray Villa Somalia Xili Xil Wareejinta Farmaajo…


War degdeg ah oo hada nasoo gaaray ayaa sheegaya in Tiro Hoobiyayaal ah lagu weeraray Villa Soomaaliya oo ah Aqalka dalka looga Arrimiyo balse Argagaarka Madaxtooyada ay ku dhaceyn Madaafiicdaasi.

Mid ka mid ah dadka ku nool xaafadahaa ku yaalla Nawaaxiga Villa Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in Hoobiyayaasha qaarkooda ay u gudbeen Madaxtooyada , kuwaas oo tiro ahaan gaaray illaa 6 Hoobiyo.

Weerarkaan Hoobiyayaasha ah ayaa ku soo beegmaya xilli maanta si rasmi ah loogu wareejiyay Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo xilkiisa.

Madaxweynihii hore ee Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah xilka ugu wareejiyay Mudane Farmaajo kadib Munaasabadda Madaxtooyada lagu qabtay.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Hal Jawaab : DEG DEG: Madaafiic Culus oo lagu Weeraray Villa Somalia Xili Xil Wareejinta Farmaajo…

  1. axmed says:

    Madaxweynuhu Xamar kuma shaqeyn karo, ha isaga tago ,hana aado Magaalooyinka kale, Dad xun baa jooga, Dowladnimana aan rabin, Xamar ha noqoto meel Madaaficda isku herdiyaan. waa sida ay rabaan xaaraantaan, meesha degani , hana lagafaaiideysto markaas.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM