DEG DEG: Maamulka S/land oo Xabsiga dhigay Wariye Cabdi Maalik Coldoon iyadoo..


War degdeg ah oo hada nasoo gaaray ayaa sheegaya in Ciidanka Amaanka Maamulka Somaliland ay Xabsiga dhigeyn Wariyaha Samafalka iyo Soomaali Jecelka ku caan baxay Cabdi Maalik Coldoon kaasoo lagu xeray Magaalada Hargeysa.

Faah faahin dheeraad ah wali ma heyno balse wararka ayaa sheegaya in loo xeray isagoo dhawaan soo gaaray magaalada Muqdisho islamarkaana taageeray M/weynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Lasoco Warkaan Wixii kusoo kordha:

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM