DEG DEG: Jawaari oo si rasmi ah Ugu Dhawaaqay Afarta Musharax ee Wareega 2-aad usoo gudbay.


Waxaa lasoo gaba-gabeeyay doorashada Wareega 1-aad waxaana la dhameystiray tirinta codadka iyadoo Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu ku dhawaaqay Natiijada Cododka Musharaxiinta ay kala heleyn.

Afarta Musharax ee Wareega 2-aad usoo gudbay ayaa kala ah:
Xasan sheekh oo helay 88-cod
Maxamed C/laahi Farmaajo 72-
Sheekh Shariif 49-cod
Cumar C/rashiid 37-cod

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM