DEG DEG: Go’aano Addag oo lagu Wargaliyay Musharaxiinta Xilka M/weynaha…


Wariyaheena ku sugan Xaruunta Doorashada ayaa soo sheegaya in amaro lama filaan ah lala socod siiyay Musharaxiinta Xilka M.weynaha iyadoo laga cabsi qabay in lagu lagu qeybo ama lala socdo qaabka xildhibaanka uu codka u bixin doono.

Guddiyada ayaa soo saaray in si siman Musharraxiinta loo siiyo Min 5 Infiito oo ay ku keensadaan shan qof oo isugu jira Caawiye,Waardiye aan hubeysneen,Codtiriye iyo Saaxiibo.

Waxaa laga mamnuucay Goobta Doorashadda in lalagalo Lacag,Hub,Taleefoon,Qalabka wax duubi kara,Warqada Mida Doorashada u Midab eg,Qalin,Marka laga reebo Martidad iyo Saxaafada.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM