DEG DEG Dhageyso:Wareega kowaad doorashada oo hada soo dhamaatay kuna horeeyo musharax…


Wareega kowaad ee doorashada ayaa hada lasoo gaba gabeeyay waxaana ku dhawaaqay gudoonka doorashada ee madaxweynaha soomaaliya ayadoo xildhibaanada aan codeyn oo qura lagu war geliyay in imadaan goobta codka.

Gudoonka ayaa sheegay in halkaas kusoo egaatay wareega kowaad codeynta xildhibaanada kuwaasi oo kusoo dooranayaan madaxweynaha cusub ee dalka soomaaliya.

Waxaana hada loo yeeraa gudoonka barlmaaanka si ufuro sanduuqa loona tiriyo codadka xildhibaanada waxaana la arkayaa xogheynta musharixiinta oo koox koox ushiraayo

Wixii kusoo kordha wararkeyna danbe haduu alle idmo

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM