DEG DEG dhageyso:Faroole oo tartanka doorashada isaga haray hadana shaaciyay in loo baahanyahay…


Madaxweynihii hore ee maamuka puntland haatan kamid ah musharixiinta utaagan xilka madaxweynaha soomaaliya ayaa goor dhow saxaafada muqdisho usheegay in oo ka tanaasulay musharixnimadiida.

Faroole ayaa sheegay in oo u tanaasulay musharixiinta farabadan ee u loolameyso jagadaas waxaana oo sheegay in xaalada dalka kajirta ogeyd u tanaasulay.

Waxa uu sheegay in fursad uu siinaayo musharaxiinta kale ee doonaya inay dalka hogaamiyaan, isbedelna ay ku keenaan siyaasada Somaliya.

Sido kale Saacadihii ugu dambeeyay ee doorashada Somaliya ayaa lagu guda jiraa, waxaana suuragal ah in musharaxiin kale ay ku dhawaaqaan inay tanaasulaan.

Ugu danbeynii waxaa isku soo haray oo Liiska ku jira 22 Musharax, maadaama Faroole uu noqonaayo musharaxii labaad ee ku dhawaaqa inuu ka tanaasulay Musharaxnimada xilka Madaxtinimada Somaliya.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM