DEG DEG DHAGEYSO:Farmaajo oo ku horeeyo codadka latiriyay iyo Xasan Sheekh iyo Shariif oo weli…


Waxaa si toos ah xarunta Ciidamada Cirka Afisiyooni uga bilowday tirinta Codadka ay Musharaxiinta ka heleen Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia.

Tirinta Codadka ayaa waxaa bilaabay Guddiga ku magacaaban Doorashada, waxaana ilaa iyo hadda ugu horeeya Musharaxa Maxamed C/laahi Maxamed &armaajo.

Guddiga gacanta ku haya tirinta Codadka ayaa afartii warqadoodba soo saaraya Warqada codeynta Farmaajo, waxaana ka daba dhow Sheekh Shariif, Xasan Sheekh Maxaamuud iyo Cumar C/rashiid.

Maxamed C/laahi Maxamed ”Farmaajo& ayaa ilaa iyo hadda heysta codad kor u dhaafaya 20, halka Musharaxiinta kale ay heystaan codad aad u hooseeya.

 

 

 

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM