DEG DEG Daawo:Yaa ku horeeyo codadka musharixiinta latiriyay iyo Farmaajo oo ah….


Waxa daqiiado kahor labilaabay tirinta codadka musharixiinta kuwaasi oo isku dhow waxaana gudoonka barlamaanka ka eegayaa waraaqaha wax calaamad ah.

Gudoonka ayaa waraaqaha ku wareejinaayo wakiilada musharixiinta waxaana codadka haatan latiriyay isaga dhow Xasan Sheekh iyo Farmaajo waxaana soo xiga Cumar Cabdirashiid iyo Sheekh Shariif  inkastoo hada tirinta bilaabatay blse aqriste tirinta codadka hada ayee bilaabatay ma ahan natiijada rasmiga ah.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM