DEG DEG Daawo:Musharax kaharay Tartanka hadana sheegay in Faragelin kuhaayo Nin Ajnabi meesha fadhiyo waa kuma?


Waxa hada shaaciyay in oo ka haray tartanka doorashada musharax Zakariye Xaaji ayaa sheegay in oo kaharay tartanka doorashada.

Xildhibaanka ayaa sheegay in oo arintaasi u sababay madaama musharixiinta aad u badanyihiin oo jaanis siinaayo isla markaa faro gelin xoogan ku hayaan shaqsiyaad goobta kufadhiya oo ajnabi ah.


S

 

 

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM