Daawo:Isbaheysiga soo saaray MD Farmaajo oo caawa shaaciyay xukumada lasoo dhisaayo qaabkeeda


Ayadoo caawa kulan casho ah wada qaateen musharixiinta isbadal doonka ahaa iyo waliba madaxweynaha cusub ee soomaaliyah Maxamed Cabdullahi Farmaajo kasoo madaxweynaha ugu mahad celinaayay musharixiinta.

Kulankaas oo dhamaan musharixiinta kuheshiiyay isbaheysiga isbadal doonka kusugnayeen waxaana ay soo saarayn warsaxafadeed ayadoo warbaahinta u aqriyay ra’isulwasaare kuxigeenkii hore ee soomaaliya Ridwaan.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA

Qodoboda qaar ayaa ah kuwa hore ushaaciyeen isbaheysigaan isbadal doonka lamagac baxay waxaana kamid ah dowlad isbaheysi ah in soo dhisaan iyo madaxweynaha in cid gaar ah albaabada ufurin.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM