Deg Deg Daawo: M/weyne Farmaajo oo si rasmi ah ula Wareegay Xilka iyo Xasan sheekh oo..


Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo M/weynaha Somalia ayaa si toos ah goor dhaweyd xilka ugala wareegay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo afar sanno iyo dheeraad soo hogaaminayey dawladda Soomaaliya.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAAL TOOS AH:

Madaxweyne Farmaajo ayaa la wareegay Calanka Soomaaliya & Jaantusyo ay ku cad yihiin arrimaha Mashaariicda iyo qorshayaasha dawladda Faderaalka ee u baahan in horay loo dhaqaajiyo.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM