DEG DEG DAAWO: Madaxweyne Farmaajo oo Goordhow Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho


Maxamed Cabdullahi Farmaajo  oo ah Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ayaa goordhow shir jaraa’id ku qabtay hoteelka uu degan yahay isagoo fariin udiray shacabka Soomaaliyeed.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA

Mudane Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay iney si deg deg ah uga laabtaan xaafadahooda oo ay joojiyaan isku soo baxyada ay ka dhigayaan magaalooyinka dalka.

“Waad Mahadsan tihiin, waa ii dabaal degteen, xildhibaanadana waa idin maqleen”ayuu yiri Farmaajo oo la hadlayay shacabka Soomaaliyeed.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM