DEG DEG: Cumar C/rashiid oo Si lama filaan ah u Tanaasulay si Sarbeeb ahna usheegay M/weynaha Cusub…


War degdeg ah waxaa hada hoolka doorashada si lama filaan ah kaga dhawaaqay Cumar C/rashiid in uu ka tanaasulay Tartanka doorashada M/weynaha Soomaaliya.

Cumar C/rashiid oo Wareega 1-aad noqday qofka Afaraad ee helay Codad dhan 37 ayaa si lama filaan ah u tanaasulay.

Cumar C/rashiid ayaa sheegay in uu tanaasulay maadaama xili dambe la gaaray leeskuna xiiqay isagoo si sarbeeb ah u sheegay cida M/weynaha Cusub ah.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM