DEG DEG COD:Shabaab oo si kayaabineyso Oga hadashay Sida loogu farxay Farmaajo iyo MD Xasan oo bahdishay


Idaacada Al Shabab ayaa Baahisay Waraysiyo Kala duwan oo ay uga hadlayaan Dooradhadii ka Dhacday magalada Muqdisho.

Waxaana barnaamijka lagu wareystay Saraakiil Shabaab ka tirsan Waxa ay shegeen in ay la socdaan banaan baxyada iyo dabaal dagyada dadka ay wadaan muqdisho taasi oo ay ku tilmaameen in dadka ay naceen gaalada iyo dowladii xasan sheikh oo dadka dhibaatooyin kala duwan u gaysatay.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM