DEG DEG COD:Lacago Farabadan iyo jeegag Bank oo goobta doorashada lagu qabtay iyo xogheynada Musharixiinta


Warar hada naga soo garaayo goobta doorashada ayaa sheegaya in la qabtay lacago aad u farabadan kuwaasi oo la isticmaali rabay wareega labaad iyo kan sadaxaad.

Lacagahaan ayaa lashegaya in ay wateen xogheynta musharixiinta qaar halka kuwa kale lagu qabtay jeegaga lacagta lagu qoro si xildhibaanada loogu qoro jeegag kala baxaan bank magaalada muqdisho kuyaalo.

Doorashada maanta kadhici doonta muqdisho ayaa geli doonta wareegyo badan ayadoo musharixiinta yihiin kuwa hore isku aruursaday koox koox awood siyaasadeed isbidaayo.

Wixii kusoo kordha wararkeyna danbe haduu Rabi Idmo

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM