DEG DEG COD:Jawaari oo Dhabarka Ka Jabiyay Qorshaha Itoobiya iyo MD Xasan oo ahaa…


Gudoomiyaha Baarlamaanka Jawaari ayaa waxaa uu hada ka dhawaajiyay in war qada Codeenta Xilibaanada aay ugu tala Galeen Labo Shabadood.

mid Ay Xalay Gudiga soo diyaariyeen iyo Midabo qaas ah oo aay leedahay Warqadaha lagu codeenay wareega 2 iyo 3 aad.

Si aan Loo keenin waraaqo banaanka ka imaaday oo musuq maasuq ah iyo hadii aay waraaqo copy ah soo sameystaan musharaxiinta ama xilibaanada taasi oo lagu ogaanay shabat isla meesha lagu saaraya.

Waxaa uuna hadalkiisa u dhacay Sidatan”””Gudoomiye Jawaari ayaa sheegay in wax iska bedel ay ku sameeyeen warqadihii doorashada, si looga fogaado warqado banaanka laga keensaday, waxaa uu sheegay in shaabad cusub ay ku dhufan doonaan warqada si masuqa looga fogaado””

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM