DEG DEG: Ciidanka Puntland oo qabtay Gaari Miideysan & Dareeska Ciidanka…


Ciidamada Ammaanka gobolka Mudug ayaa degaanka Beyra waxaa ay ku qabteen Gaari waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyay oo kusii jeeday degaanada maamulka Puntland.

Gaarigaan ayaa noociisa waxaa lagu sheegay Waaraad, waxaana la socday Afar qof.

Maamulka Puntland ayaa wali faahfaahin ka bixin Gaarigaan laga soo buuxiyay walxaha qarxa iyo halka loo waday sidoo kale goobta uu kasoo baxay.

Saraakiil ka tirsan Puntland ayaa laga soo xigtay in Gaariga raga la socday ay al Shabaab ahaayeen.

Gaariga oo xamuul ahaa ayaa sidoo kale waxaa la sheegay in uu siday dareeska ciidanka Milatariga.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM