DEG DEG: Ciidan ka tirsan DF oo Dad Shacab ahaa Risaas ku furay…


Wararka nasoo gaaraya ayaa sheegaya in Askar ka tirsan Militeriga Soomaaliya rasaas ku fureen Dhalinyaro ku sugnaa Kaamka Badbaado oo ku yaala Degmada Dharkeenleey.

Warar ayaa sheegaya in Askartan ay doonayeen in dhac u geystaan Dukaan ay halkaasi ku leeyihiin Dhalinyarado murun dhex maray Militeriga iyo Dhalinyarada ayaa sababay in rasaas la huwiyo Dhalinyaradaas.

Ciidamada Militeriga ee falkaas naxdin-ta leh ka geystay Muqdisho ayaa la xaqiijiyay in ay goobta ka carareen, Mana jiro wax war ah oo ka soo baxay Maamulka Degmada Dharkeenleey.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM