DEG DEG: Banaanbaxyo lagu Taageerayo M/weyne Farmaajo oo Caawa ka socda Muqdisho iyo Gobolada.


Banaanbax lagu Taageerayo Guusha Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Caawa ka socda Magaalada Muqdisho iyo sidoo kale inta badan Gobolada Dalka Soomaaliya.

Magaalada Muqdisho oo Bandaw uu saaran yahay ayaa waxaa ka biloowday Banaanbax lagu taageerayo Madaxweyne Farmaajo,waxaana sidoo kale Gobolada Dalka ka socda Banaanbax la mid ah kan ka socda Magaalada Muqdisho.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM