DEG DEG: Al shabaab oo Qarax Xoogan ku dilay Saraakiil ka tirsan C.X.D.S…[Magacyo]


Sida aan kasoo xigay Saraakiil Dowlada Somalia ka tirsan waxaa goordhow lagu dilay Gobolka Shabellaha Hoose Abaandulahii guuuta 6-aad e qeybta 12-ka Abriil Korneel Xeyle iyo Taliyihi Uruka 1-aad ee Guutada 6-aad Maxamed Xasan bakaati.

Saraakiishan ka tirsan Ciidamada Xooga Dalka ayaa dhintay kadib qaraxa ka dhacay deegaan 20km u jira degmada Walan weyne ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Kolonyada ay la socdeen Saraakiishan ayaa kusoo jeeday deegaanada Tixsiile, Warmaxan, iyo Garas Wandiile oo ka Tirsan Gobolka Shabellaha hoose oo saakay weerar ku qaadeen dagaalyahano ka tirsan Al-shaabab.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Hal Jawaab : DEG DEG: Al shabaab oo Qarax Xoogan ku dilay Saraakiil ka tirsan C.X.D.S…[Magacyo]

  1. axmed says:

    Al shabaab , ma aha ee dadka Xamar ee mucaaradka ku ah in Somaliya degto, Farmaajio ha is casilo ,ha iskaga tago.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM