Daawo:Xildhibaano iyo wadihii diyaarada oo muran xoogan kudhex maray hawada sare ee Cadaado


Shabakada Badweyn.com ayaa heshay muqaal ah xiligii xildhibaanada maamulka galmudug laga soo celinaayay hawada sare ee magaaladaas kadib markii amar lagu siiyay diyaarada in ay kadegi karin garoonka cadaado.

Xildhibaano oo hogaaminaayay gudoomiye kuxigeenka kowaad ee maamulkaas aya aloo diiday in magaaladaas kadagaan ayadoo diyaarada waday amar oga imaaday muqdisho laguna siiyay in ay kadegi karin inkastoo xildhibaanada iyo wadihii diyaaradaas ay muran xoogan kudhex martay hawada sare.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM