Daawo:Xildhibaan si maldahan ushaaciyay shaqsiga u codeyn doono saake iyo waxyaabaha ku doortay


Xildhibaan Cabdifitaax Geesey oo kamid ahaa musharixiinta u tartante gudoonka barlmaaanka soomaaliya ayaa goor dhow kahadlay doorashada lagu wado in saacado kadib kabilaabato xarunta ciidamada cirka ee afisyooni.

Xildhibaan Geesay ayaa shacabka soomaaliyeed usheegay in soo dooran donaan shaqsi u qalma samatabixinta dalkaan waxaana oo sheegay in eegi donaan dhibaatada heysato shacabka soomaaliyeed una daneynayaan qaranka soomaaliyeed.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM