Daawo:Xildhibaan qura oo baahiyay in codka siin doonin MD Xasan Sheekh isbadalna Uhiilin doono


Mid kamid ah xildhibaanada laga soo doortay maamul goboleedka Hirshabeelle kasoo lagu magacaabo Khaliif Cabdi Cumar ayaa sheegay in marnaba u codeyn doonin Xasan Sheekh waxaana oo sheegay in oo yahay isbadal doon.

Xildhibaankan oo qura ayaa sheegay meesha oo kuridi doono codkiisa waxaana oo si toos ah usheegay in u hiilin doono wadankiisa codkana siin doono shaqsiyaadka isbadal doonka ah.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM