Daawo:Xildhibaan Kenyaatti oo sheegay Soomaaliya hada guuleysatay kadib MD Farmaajo


Yusuf Xasan oo kamid ah xildhibaanada laga soo doorto magaalada Nairobi ayaa sheegay in soomaali hada guuleysatay siweyna usoo dhaweynayaan guusha ay gaartay soomaaliya.

Xildhibaan Yusuf ayaa sheegay in soomaaliya ubaahneyd shaqsi Farmaajo ah una rajeynaayo guul weyn waxaana oo sheegay in soomaaliya haatan kadhici doonto isbadal muuqda dhanka siyaasada iyo hormarka.

Sido kale xildhibaanka ayaa bogaadiyay madaxweynaha cusub ee soomaaliya waxaana oo illah oga baryay in howsha adag lagarab galo.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM