Daawo:Wasiirad shaacisay fashilka Farmaajo meesha oo ka qabsan doono iyo xogo cusub


Wasiirada Qoyska iyo arimaha bini aadamnimada maamulka puntland ayaa kahadashay madaweynaha cusub ee soomaaliya waxaana ay sheegtay in guul weyn u tahay shacabka soomaaliyeed oo mudo farabadan dhibaato kusoo jiray.

Wasiirada ayaa sheegtay in xildhibaanada kaalintooda kasoo baxayn loona fadhiyo shacabka in madaxweynaha si dhow ula shaqeyaan waxaana ay sheegtay in dowlada cusub guuleysaneyn hadii ay lashaqeneyn shacabka soomaaliyed.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Hal Jawaab : Daawo:Wasiirad shaacisay fashilka Farmaajo meesha oo ka qabsan doono iyo xogo cusub

  1. axmed says:

    Waa war xun sheeg, iyo kuwa afku ka weynaadey, tuug, Somali dadka kala geeynayaa wey badan yihiin iska jira, kaasi waa kursi doon..

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM