Daawo:Soomaali dibadbax kadhigtay qaadashada caruurta soomaaliyeed kuheyso hay ad Norwijiyan ah


Dadyow aad u farabadan oo dibadbax kahor dhigay safaarada norway ee london kutaalo kasoo oga ashtakoonaayay hay adda caruurta qaadata ee kahowl gasha dalka norway tasoo hore u qaadatay caruur aad u farabadan oo soomaali ah.

Dadyowgaan ayaa sheegay in dhibka ay hay addaas ku heyso soomaalida norway joogta ay la qeybsanayaan waxayna sheegtay in dowlada soomaaliya looga baahanyahay in waxbadan ka qabato gurashada lagu haayo caruurta soomaaliyeed,

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM